Abdullaahi Daacad
Abdullaahi Daacad
  • Видео 545
  • Просмотров 4 372 547

Видео

DEG DEG NINKII HOOYADA XAMAALIGA BAHDILKA IYO JIRDILKA KU SAMEEYAY OO XABISIGA LOO TAXAABAY
Просмотров 7 тыс.16 часов назад
DEG DEG NINKII HOOYADA XAMAALIGA BAHDILKA IYO JIRDILKA KU SAMEEYAY OO XABISIGA LOO TAXAABAY HOOYADII OO FARXAD IS CELIN WEYDAY MARKII LOO GURMADAY
LIIBAAN SHULUQ OO KU CEEBOOBAY SHEEGASHADA GABDHIHII TIKTOKGA EE LA YIRI LACAG UU KA BIXIYAY
Просмотров 1,7 тыс.18 часов назад
LIIBAAN SHULUQ OO KU CEEBOOBAY SHEEGASHADA GABDHIHII TIKTOKGA EE LA YIRI LACAG UU KA BIXIYAY DOOD CULUS AYAA TAAGAN WALINA BARAHA BULSHADA AYAA LIISKU HEYSTAA
HOOYADII XAMAALIGA EE NINKA BAHDILKA JIRDILKA KU SAMEEYAY OO LOO KACAY DADKII OO KA XUMAADAY MURUGO
Просмотров 32 тыс.21 час назад
HOOYADII XAMAALIGA EE NINKA BAHDILKA JIRDILKA KU SAMEEYAY OO LOO KACAY DADKII OO KA XUMAADAY MURUGO
GEESIGII GARABKA KU QAADAYAY DADKA DHAAWACA AH ER QARAXII LIIDO OO DIL LOOGU HANJABAY AS OO DILKIISA
Просмотров 2,4 тыс.2 часа назад
GEESIGII GARABKA KU QAADAYAY DADKA DHAAWACA AH EEVQARAXII LIIDO OO DIL LOOGU HANJABAY AS OO DILKIISA
NINKII ISKU QARXIYAY DADKII LIIDO KU CAWEYNAYAY OO LA HELAY XOGTIISA OO DHAMEYSTIRAN IYO QABIILKIISA
Просмотров 23 тыс.2 часа назад
NINKII ISKU QARXIYAY DADKII LIIDO KU CAWEYNAYAY OO LA HELAY XOGTIISA OO DHAMEYSTIRAN IYO QABIILKIISA
DADKII MUQDISHO OO BANAANBAX WEYN SAMEEYAY KADIB QARAXII XEEBTA LIIDO DAGAALKA KOOXDA
Просмотров 23 тыс.2 часа назад
DADKII MUQDISHO OO BANAANBAX WEYN SAMEEYAY KADIB QARAXII XEEBTA LIIDO DAGAALKA KOOXDA
DEG DEG OOMAAR BARBAR OO SO HADLAY SIR CULUS KASHIFAY DAD CAAN AH SHEEGAY INEY SIXREEN
Просмотров 1,8 тыс.4 часа назад
DEG DEG OOMAAR BARBAR OO SO HADLAY SIR CULUS KASHIFAY DAD CAAN AH SHEEGAY INEY SIXREEN
WIILKII GEESIGA AHAA EE QARAXII LIIDO DADKA DHABARKIISA KU QAADAY OO LOO KACAY GEESI QARAN GABAR AYA
Просмотров 3,4 тыс.4 часа назад
WIILKII GEESIGA AHAA EE QARAXII LIIDO DADKA DHABARKIISA KU QAADAY OO LOO KACAY GEESI QARAN GABAR AYA
ITOOBIYA OO BAHDIL IYO XARIG ISUGU DARTAY GABADHII ITOOBIAN AIRLINE CEEBTA
Просмотров 3 тыс.4 часа назад
ITOOBIYA OO BAHDIL IYO XARIG ISUGU DARTAY GABADHII ITOOBIAN AIRLINE CEEBTA
REER MUQDISHO OO DIYAAR U AH DAGAALKA AS MAAMOYIN HUBKA QAATAY CC SHAKUUR OO RUNTA BANAANKA KEENAY
Просмотров 3 тыс.4 часа назад
REER MUQDISHO OO DIYAAR U AH DAGAALKA AS MAAMOYIN HUBKA QAATAY CC SHAKUUR OO RUNTA BANAANKA KEENAY
DEG DEG GABDHIHII TIKTOK OO XUKUN ADAG LAGU RIDAY SIHAAM TAHLIIL FARXIYA ZOONA IFTIN MODEL OO ISKA
Просмотров 2,8 тыс.4 часа назад
DEG DEG GABDHIHII TIKTOK OO XUKUN ADAG LAGU RIDAY SIHAAM TAHLIIL FARXIYA ZOONA IFTIN MODEL OO ISKA
DEG DEG DADKII REER MUQDISHO OO FARIIN NAXDIN LEH U DIRAY MADAXWEYNAHA KADIB QARAXII MUQDISHO
Просмотров 9 тыс.7 часов назад
DEG DEG DADKII REER MUQDISHO OO FARIIN NAXDIN LEH U DIRAY MADAXWEYNAHA KADIB QARAXII MUQDISHO
QARAXII LIIDO OO WAJI KALE YEESHAY CIDA KA DAMBEYSAY MW XASAN SH OO JIDADKII LOO
Просмотров 3,5 тыс.7 часов назад
QARAXII LIIDO OO WAJI KALE YEESHAY CIDA KA DAMBEYSAY MW XASAN SH OO JIDADKII LOO
FARMAAJO SHARIIF IYO KHEYRE OO KA HADLAY QARAXII LIIDO QASAARAHA OO GAARAY 97 DHIMASHO & DHAAWAC AH
Просмотров 2,2 тыс.9 часов назад
FARMAAJO SHARIIF IYO KHEYRE OO KA HADLAY QARAXII LIIDO QASAARAHA OO GAARAY 97 DHIMASHO & DHAAWAC AH
HESHIISKI SOMALIYA IYO ITOBIYA TURKIGA OO LABO AF RABA IN UU WAX KU CUNO XASAN SH. MEESHIISII TAAGAN
Просмотров 1,2 тыс.9 часов назад
HESHIISKI SOMALIYA IYO ITOBIYA TURKIGA OO LABO AF RABA IN UU WAX KU CUNO XASAN SH. MEESHIISII TAAGAN
MW XASAN SHEEKH OO QORSHE DHABAR JABIN U DAGAY MUCAARADKA FARMAAJO SHARIIF & KHEYRE OO YAABAN
Просмотров 3,1 тыс.9 часов назад
MW XASAN SHEEKH OO QORSHE DHABAR JABIN U DAGAY MUCAARADKA FARMAAJO SHARIIF & KHEYRE OO YAABAN
SHARIIF OO XASAN SHEEKH KU EEDEYAY IN UU HUBEEYAY BEESHIISA HUBKII UGU BADNAANA UU ARUURSADAY
Просмотров 3,4 тыс.12 часов назад
SHARIIF OO XASAN SHEEKH KU EEDEYAY IN UU HUBEEYAY BEESHIISA HUBKII UGU BADNAANA UU ARUURSADAY
IIRAAN OO WACAD KU MARTAY INEY U AAREYSO ISMACIL HANIYA CIIDANKII OO HEEGAN LAGALIYAY XAALADA OO
Просмотров 1,1 тыс.14 часов назад
IIRAAN OO WACAD KU MARTAY INEY U AAREYSO ISMACIL HANIYA CIIDANKII OO HEEGAN LAGALIYAY XAALADA OO
DILKII ISMACIL HAANIYA OO WAJI CUSUB U YEELAY DAGAALKA BARIGA DHEXE IIRAAN OO AARGUDEYSA
Просмотров 7 тыс.14 часов назад
DILKII ISMACIL HAANIYA OO WAJI CUSUB U YEELAY DAGAALKA BARIGA DHEXE IIRAAN OO AARGUDEYSA
MEYDKA HANIYA OO DOXA LOO QAADAY IRAAN OO U AARGUDEYSA ISMACIL HANIYA MAREYKAN OO YIRI WAA DIFAACAYA
Просмотров 6 тыс.14 часов назад
MEYDKA HANIYA OO DOXA LOO QAADAY IRAAN OO U AARGUDEYSA ISMACIL HANIYA MAREYKAN OO YIRI WAA DIFAACAYA
DILKA ISMACIL HANIYA OO WAJI KALE YEESHAY YHUDA OO YEESHAGATAY IIRAAN OO CEEB DHAXDA KA TAAGAN
Просмотров 10 тыс.16 часов назад
DILKA ISMACIL HANIYA OO WAJI KALE YEESHAY YHUDA OO YEESHAGATAY IIRAAN OO CEEB DHAXDA KA TAAGAN
QOOR QOOR SACIID DENI AXMED MADOOBE MAAMUL GOBOLEEDYADA OO QORSHE ISKU MID AH U DAGAY MW XASAN SH
Просмотров 6 тыс.16 часов назад
QOOR QOOR SACIID DENI AXMED MADOOBE MAAMUL GOBOLEEDYADA OO QORSHE ISKU MID AH U DAGAY MW XASAN SH
FARMAAJO IYO KOOXDISA NABAD & NOLOL OO HUBKII CAABDUWAAQ WAJI CUSUB U YEELAY QORSHAHA DUSHA LOOGU
Просмотров 5 тыс.19 часов назад
FARMAAJO IYO KOOXDISA NABAD & NOLOL OO HUBKII CAABDUWAAQ WAJI CUSUB U YEELAY QORSHAHA DUSHA LOOGU
CC SHAKUUR OO AFKA FURTAY DOWLADA XASAN SHEEKH OO WAJIGII NABAD & NOLOL LASO BAXDAY ADAN MADOBE OO
Просмотров 7 тыс.19 часов назад
CC SHAKUUR OO AFKA FURTAY DOWLADA XASAN SHEEKH OO WAJIGII NABAD & NOLOL LASO BAXDAY ADAN MADOBE OO
FARMAAJO IYO NABAD & NOLOL OO WAJI CUSUB LASOO BAXAY FAHAD YASIN OO SAWIRO LALA GALAYO DAM JADIID OO
Просмотров 4,7 тыс.21 час назад
FARMAAJO IYO NABAD & NOLOL OO WAJI CUSUB LASOO BAXAY FAHAD YASIN OO SAWIRO LALA GALAYO DAM JADIID OO
AADAN MADOOBE OO LAGU DHAX FEERI RABAY BAARLAMANKA XIL CABDI SAMAD OO XOOG SHEEGTAY GOLAHA OO LAGU
Просмотров 8 тыс.День назад
AADAN MADOOBE OO LAGU DHAX FEERI RABAY BAARLAMANKA XIL CABDI SAMAD OO XOOG SHEEGTAY GOLAHA OO LAGU
SHARIIF OO BAHDIL XUN U GEYSTAY XASAN SHEEKH CIIDANKA OO UU CEEBOBAY DOWLADA OO JAWAAB LAYAAB LEH KA
Просмотров 2,2 тыс.День назад
SHARIIF OO BAHDIL XUN U GEYSTAY XASAN SHEEKH CIIDANKA OO UU CEEBOBAY DOWLADA OO JAWAAB LAYAAB LEH KA
DAGAALKA BADA GEESKA AFRICA HANJABAADA ITOOBIYA OO WAJI CUSUB LASOO BAXDAY XASAN SH OO LAGA
Просмотров 3,9 тыс.День назад
DAGAALKA BADA GEESKA AFRICA HANJABAADA ITOOBIYA OO WAJI CUSUB LASOO BAXDAY XASAN SH OO LAGA
HUBKII CAABDUWAAQ OO CALAAMAD KU NOQDAY MW XASAN QOOR QOOR OO RUNTA U SHEEGAY B/CAALAMKA BARLAMANKA
Просмотров 14 тыс.День назад
HUBKII CAABDUWAAQ OO CALAAMAD KU NOQDAY MW XASAN QOOR QOOR OO RUNTA U SHEEGAY B/CAALAMKA BARLAMANKA

Комментарии

  • @alimuhamud3671
    @alimuhamud3671 5 минут назад

    Waxaan ku talinaya in aan la dheegeysan ninka fashilan ee dhiri gelinaya dhalinyarada oo leh faudo ha la sameeyo, dowladdana ha laga hortago, taasina waa fidno cusub mana lo bahno laakin ha la toosiyo douladda khaladkana ha la sheego wa talo lo bahanyahay, doulad laaan wa so marnay dib in loo noqda wa dhimasho ee dadka sida xun u fikiraaya haga hortago oo ha la sixo , nin baddii somaliyed Kenya u saxiixay yow na horkin anago og halka uu na dhigi doono.

  • @ilyaasmaal742
    @ilyaasmaal742 11 минут назад

    Hawiye ama dadkii soomaali ugu ilbax sanaa misidanaa u Danbaysay qof qabiil neceb ayaa Hadal usoo jeedinaya hore ayay Ka qaadanayaan madax Tooyada som lan 200. Oo qof Ayaa ku dhintay yaa qarxiyay Caqligu ha idin shaqèeyo Xeradaas xalane ee habla 15 Jrka lagu bikradhabiyo ee Caruurta lagu fara xumeeyo ha Laga baabi iyo muqdisho

  • @ifraahabdi
    @ifraahabdi 26 минут назад

    Hoyo Macan😢😢😢

  • @user-sw4qk8jb7c
    @user-sw4qk8jb7c 32 минуты назад

    Ax ax ax 😢

  • @MohamedHassan-iw3bc
    @MohamedHassan-iw3bc 41 минуту назад

    Gabadh geesiyad ah hadal cad oo xaqiiq dhab ah

  • @bongasasa3895
    @bongasasa3895 45 минут назад

    Maxaa loo xeraa asaga ba wa dhibane used by his employers! If you ask me both are in this shit together haloo naxaristo ninkaas wa nin la soo dhirsaday! Get the developer and ask if he is paying a fair pay! That’s all

  • @bongasasa3895
    @bongasasa3895 48 минут назад

    Ala Somaliyaa hoyooyinka xamar danyarta ah waa kuwa qoraxda jidadka xaaqo, guryaha dhusuqa niga sifeeyo, kanbacdi ne bushkooda kulabta yaa been loo shegaa! The whole system must change! Niman xoogooda la jiifjiifa oo qayilo iyo dhalin kubad iska dheyleysa ayaa muqdisho ka buuxdo! Get these fools working and let hooys rest

  • @user-tr3wc9ze9p
    @user-tr3wc9ze9p 53 минуты назад

    Ilahayow ugargaar rabiyow❤❤❤

  • @user-tr3wc9ze9p
    @user-tr3wc9ze9p 54 минуты назад

    اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا إلى يوم الدين

  • @user-zd5yt5fb9r
    @user-zd5yt5fb9r Час назад

    Wiilkaan wariyaha ilahay hanoo xifdiyo

  • @user-zd5yt5fb9r
    @user-zd5yt5fb9r Час назад

    Odayga 7 maalmood magaalada baydhabo halagu nadiifiyo

  • @user-zd5yt5fb9r
    @user-zd5yt5fb9r Час назад

    Hooyo macaan hooyo naarta Allah hakaa fogeeyo ❤❤❤

  • @yusufabdi7315
    @yusufabdi7315 Час назад

    Khayr Eebbe ha idin siiyo. Odaygana ha la sii daayo

  • @user-zd5yt5fb9r
    @user-zd5yt5fb9r Час назад

    Waxaan codsaneynaa in lasooxiro odaygaan inkaar qabe ha ah

  • @nimoislawo2143
    @nimoislawo2143 Час назад

    Waa in hawiye iyo darood laga guura si an dalka iyo dadka nogu bad baado hawiye hado madax weyne noqdo darood waxo dhahaya wadanka dowlad kama jirto hado darood madaxweyne noqdo hawiye waxo dhahaya wadanka nabad kama jirto mar ka waa in an wax cusub sameeyna san isku badalno waa in qabiilada kale loo dhiibo xilalka daalka ugu sareeyo si an mash quulka dhaxdena uyaraado oo indhaheena arkaan shisheeyaha cadowga nagu ah 🇸🇴🫡🦁💎❤️☝🏽💪🇩🇯🫡

    • @user-sn5yz7vg8v
      @user-sn5yz7vg8v 15 минут назад

      JAREER AMA MADHIBAN AMA ISAAQ HALO DHIBO

  • @user-pl7du6nc8t
    @user-pl7du6nc8t 2 часа назад

    Waxaan jooga soomalilaan Waa yhy wll waa udirayaa wixii aan Awoodo ee sidaas miyuu kugalayaa nombarka

  • @user-pl7du6nc8t
    @user-pl7du6nc8t 2 часа назад

    Odaygaa xaasidka ah halasoo xidho shaydaanka 😭

  • @aliabdi8347
    @aliabdi8347 2 часа назад

    Qabiilada shabaab ka soo jeedaan waa in la xiaabtamo

  • @nimoislawo2143
    @nimoislawo2143 2 часа назад

    Somalia 🇸🇴 airline waa in an dhib uso ceshano sorry sister 😢

  • @nimoislawo2143
    @nimoislawo2143 2 часа назад

    Waa in an hawiye iyo darood ka guurna oo an isbadalna si an cadawgeena uga guleysano oo dul dulelaheena dawoolno waa in madax weyne iyo ku xigeenba waa in an qabiilada kale dalka lo dhiibo xilalka ugu sareeya dalka san qabiilka samen tiisa iskaga yareyna san indhaheena an uga aragno shisheeyaha 🇸🇴🫡❤️🦁💎💪☝🏽🇩🇯🫡 mash quulka dhaxdena u dhamaado

  • @JamiiloAxmed-w2e
    @JamiiloAxmed-w2e 2 часа назад

    Hooyo Macn 😢😢

  • @nimoislawo2143
    @nimoislawo2143 3 часа назад

    Sorry hooyo mcn ❤ 😭

  • @HodanGeedi-o3d
    @HodanGeedi-o3d 3 часа назад

    Ax alaha kasaro rafadka hooyo mcn

  • @AliOmarMohamed-u2h
    @AliOmarMohamed-u2h 3 часа назад

    Sxb aabe qaldamay waye ee isagana ha lawaeyso mar kısa ❤

  • @xasankaafimaxamed1226
    @xasankaafimaxamed1226 3 часа назад

    Lkn EVC ga maamada waa uu buuxaa ee u weeyneya asxabey

  • @sumeyahusseinibrahim4624
    @sumeyahusseinibrahim4624 3 часа назад

    Raaga Somaliyadii naxariz malhn wlhi

  • @FahimaAhmed-to3bv
    @FahimaAhmed-to3bv 3 часа назад

    Mayan waa been

  • @user-zm7gg6wl7k
    @user-zm7gg6wl7k 3 часа назад

    😭😭😭😭😭😭

  • @user-pe4ig2tv5b
    @user-pe4ig2tv5b 4 часа назад

    Hooyo macan janda alle ha kaa warabiyo❤

  • @leyloomar2577
    @leyloomar2577 5 часов назад

    Kacanka dhalinyarada somaliya saasan ku jeclahay

  • @hassanelmi2457
    @hassanelmi2457 6 часов назад

    Odeygu waa khaldamay isna waa miskiin reer iyo caruuri sugeysa hala waaniyo meshii islaantu ka tagtay halagu WERIYAHANA alla abaalmariyo

  • @FahimaAhmed-to3bv
    @FahimaAhmed-to3bv 6 часов назад

    Hooyo 😢😢😢😢😢

  • @XamzaAhemed
    @XamzaAhemed 7 часов назад

    Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @kaeya_kun3368
    @kaeya_kun3368 7 часов назад

    Odeyga dayuuska hala xiro. Nacaska halagaraaco

  • @moolcaliyow
    @moolcaliyow 7 часов назад

    Waxaan Gudoomiyayaal DEGMO sheeganaya iyo TALIYAAL Police maxay QABANYAA. Maba FAHAMSANA waxay MASUUL ka yihiin! Magaalooyinka Soomaaliyeed waxaad ku arkaysaa caruur mukulaalaha, eeyaha, xoolaha, iyo dadkaba tuuryeynaaya! Waar HORJOOGAYAASHA sharciga ka shaqeeya waa iney dadka MAGANGELYADOODA sugaan inta ay laaluush iyo DUUR-WAREERG ku mashquulsanyihiin!!

  • @mohamedabdi6593
    @mohamedabdi6593 8 часов назад

    Waa naxariis laawe

  • @imanhaji7166
    @imanhaji7166 9 часов назад

    Qabiilka markaad iska dayso Soomaali wax weydiiso,Shame on you

  • @saynebboersma6635
    @saynebboersma6635 10 часов назад

    Ya Allah Somaliya badbadi insha Allah 🤲💯❤👍🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @qaalihassa3057
    @qaalihassa3057 10 часов назад

    Abdullaahi Allah kubarakeeyo Inlaxiro waxaa kafiican inla cafiyo waaqalad inuusaas kusameeyo Hooyo Soomaaliyeed Subaxaanallaah Allah ugargaaro umada Soomaaliyeed 🇸🇴🇸🇴🤲🤲🤲

  • @qaalihassa3057
    @qaalihassa3057 10 часов назад

    dadkii soomaaliyeed qaarkood damiirkii waaka lumay Subaxaanallaah 😢😢😢

  • @abdimohammed6068
    @abdimohammed6068 10 часов назад

    Somalia doesn't need more donations, it needs a real government. The donors should stop feeding theives and focus on accountability, the citizens of Somalia is also to blame due to them encouraging these theives in the name of tribe.

  • @bazeera5520
    @bazeera5520 10 часов назад

    Wa jahil an cid Ka celinayso

  • @axmadeyhilowle4186
    @axmadeyhilowle4186 11 часов назад

    Maasha Allaah Qoslaaye Allaha Ku Xafido ,muxseniinta Somaliyeed Jasaaka Allaahu Kheyr Aduunyo Fil Nimco Aakhiro Fil Janno Allaha Edin Seeyo Muxseniinta Bi Falli Allaah

  • @Xilwa_Xaggi
    @Xilwa_Xaggi 11 часов назад

    Waaba oday wayn xaguu ka aaday ixtiaamkii iyo qiimayntii haweenka dadkii hore haweenka way u turi jireen mise waa jiilka colaada dhexdeeda dhashay odaygu??????

  • @user-td2vy9zr3h
    @user-td2vy9zr3h 11 часов назад

    Wuu ku haboon uahay in laxidho. Waayo, waa mid naxariis daran, suxun buu uladhaqmay haweenay xamaali ah , hooyo ah, baahi ugaysay inay dhisme kanoqoto xamaali, wax kale hadaanuu utari karin waxay ahayd inuu iladhaqmo, si xushmadle una muujiyo naxariis! Balse maahay unuu hadado, sixun oo bahdil ah utukhaan--tukhiyo. Waxana kumahad san wiilkii soo duubay muu qaalka hooyadaa sida foolxun loola dhaqmayey. Kaasi malahayn dhaqan somaaliyeed. Somaalida wax udhaqana in aweenka la ixtiraamo guud ahaan, gaar ahaan markay haweenay sudan ookale Rag lashaqay nayso, In wax fudud loodhiibo. Inaan ladhibin. In lacaawiyo. Inaan shaqo adaga loodhiibin. In ixtiraam loo muujiyo, Oo laga xishoodo, oo loo qadariyo inay hooyo baahi jaliftay tahay oo lacaawiyo. Waxase lagula kacay wax dhaqan ka kabaxsan in horey -horey loo tuuro. Nikaasina ol laxidho wuu istaahilaa.

  • @abdullemahdi4504
    @abdullemahdi4504 11 часов назад

    Subxanallah Subxanallah Subxanallah, Yaa Raabi

  • @ayaancumar9685
    @ayaancumar9685 11 часов назад

    Ax ax ax ax ax ax 😭😭😭😭😭

  • @MunoNur-xm9bs
    @MunoNur-xm9bs 12 часов назад

    Allaha ufududeyo

  • @queenilhaan5901
    @queenilhaan5901 12 часов назад

    Mansha allah